Xaflad lagu casumay Martida oo Madaxtooyada ka socata

Madaxtooyada Puntland waxaa ka socota Xaflad si Sare loosoo agaasimay oo lagusoo dhaweynayo Martida Kusugan Garowe.

Masuuliyiinta ka khudbaynaya waxaa ka mida Madaxweyne Deni, Axmed Madoobe, Qoorqoor, Xasan Sheikh iyo Shariif Sh.Axmed.

<