Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi

Garoowe : 28 December 2020:

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

<