Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga ay ka degen yihiin ee Garoowe ku soo booqday Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyr iyo Shariif Xasan

Garoowe : 28 December 2020 :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa booqday Ra’iisal Wasaarihii hore ee DFS Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aaden.

<