Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash Si oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Musharax Madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed

Garoowe : 28 December 2020 :

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Cabdikariim Xusseen Guulleed.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<