Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday M/weyne Xasan Sheekh

Garoowe : 28 December 2020 :

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.

<