Madaxweyne Deni oo la kulmay Shariif Xasan iyo Kheyre

Madaxweynaha Martida looyahay ee Puntland ayaa kulamo salaan ah ku kala bixiyey Goobaha la dejiyey Masuuliyiinta ku sugan Garowe.

Wuxuu Madaxweynuhu la kulmay Xasan Cali Kheyre Raysal wasaarihii hore iyo Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed isla markaasna Ahaan jirey Gudoomiyaha Basrlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Aaden.

Sida ay Puntlandi.com xogta ku hayaan lagamawada hadal Siyaasad.

Hoos ka daawo Sawirada

<