Madaxweyne Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garowe

Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Karaash ayaa uga hortagay Gagida Diyaaradaha Wafdigii Madaxweyne Axmed Madoobe.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka mahad celiyey Soo dhaweynta loo sameeyey wuxuuna sheegay in Marwalba oo Siyaasada Soomaaliya ay isku murugsanti oo halka Xal loosoo raadiyaa ay tahacay Garowe.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa loo galbiyey dhankaas iyo Madaxtooyada.

Puntlandi.com Garowe

<