Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garowe u duulaya

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa laguwadaa inuu maanta u duulo Magaalada Garowe oo uu ku biiro Masuuliyiinta ku sugan halkaas.

Magaalada Garowe waxaa iyana ka socda qaban qabo lagusoo dhaweynayo Sayidka iyo Wafdigiisa.

Muranka Siyaasadeed ee Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa maalmihii u dambeeyay gaaray meel aan wanaagsanayn. Waxayna u badan tahay in Arimahaas la islasoo qaadi doono markuu Madaxweynuhu gaaro Garowe.

Madaxweyne Deni iyo Mudharixiinta Madaxweynaha ayaa horay u taageeray Axmed Madoobe.

Puntlandi.com Kismaayo

<