
Ciyaaryahanka Maxamed Maxamuud Saqraawi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Inuu u ciyaaro kooxdiisa Xulka Galmudug, wuxuu sheegay in isagoo u Ciyaaraya kooxda Kubada Cagta Degmada Hodan uu Tabaraha kooxda Galmudug arkay Ciyaarwanaagiisa sidaasna uu ugu biiray.
Wuxuu hoosta ka xariiqay inuusan jirin wax Xiriir ah oo dhex maray isaga iyo Tababarada soo xulay Xulka Puntland ayna been iyo borobogaando tahay in xulka Puntland laga reebau
Hoos ka daawo wareysiga Cayaaryahan Saqraawi :