Breaking News—Sawiro— Ciyaaryooydii Koonfur Galbeed oo la weeraray

Ciyaartooyada Kubada Cagta Koonfur Galbeed ayaa xiligii Ciyaartu dhamaatayniyagoo u socda hoobtay deganaayeen ayaa la weeraray, ugu yaraan 5 Ciyaartooy iyo Dad kale oo la socday ayaa dhawacantay.

Lama oga cida weerarka ka dambeysay iyo sababta loo weeraray.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.con Sawirada hoos ka daawo

<