Gudoomiye Mursal oo Garowe soo gaaray Sawiro

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa goor dhaweyd Garoonka Doyuuradaha kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Baarlamaanks Maxamed Mursal.

Horay waxaa Magaalada isoo gaaray Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo hogaaminayay Raxan Seneto ah.

Waatan soo dhaweyntii Gudoomiye Mursal

Puntlandi.com Garowe

<