
Gudoomiyihii Gaalkacyo Saahid Maxamuud Cali ayaa shaqo joojin lagu sameeyay ilaa Amar dambe sida ku xusan Wareegto kasoo Baxdey Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland
Maxamed Dhabancad Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland ayaa wareegto kusoo saaray shaqo joojinta lagu sameeyay Duqa Magaalada Gaalkacyo,, Gudoomiyaha ayaa lagu eedeeyay Musuqmaasuq.
Waxaa kaloo Warqada ku xusan in Maxamed Cabdinaasir Cigaal oo ah ku Xigeenka Gudoomiyaha Shaqada laga joojiyay uu Xilka si kumeel gaar ah u sii wado.
Hoos ka alhriso Wareegtada
