Goormaa kuugu dambaysay Raysal wasaarihii hore Cabdiwali Sheikh Axmed

Cabdiwali Sheikh Axmed Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Ayaa maanta kasoo dhex muuqdey wafdiyo kala duwan oo Garowe kasoo degay.

Wafdi u badan Mucaaradka Xukuumada oo maanta ku sugan Garowe ayaa ka qayb galaya Aqoon isweydaarsi ka furmaya Garowe kasoo lagu casumay Masuuliyiin Xilal haya iyo kuwo horay Xilal usoo hayn jiray.

Sawirkaan hoose waa maanta iyo Garowe

Puntlandi.com Garowe

<