Breaking News-Masuuliyiinta Midowga Musharixiinta oo Garowe kusoo wajahan

Waxaa la filayaa inay goordhow Garowe ay soo gaaraan Rag ay kamid yihiin Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Xasan Dheikh iyo Dhariif Xasan.

Maduuliyiinta Isbahaysiga Musharixiinta ayaa la filayaa in di diiran loogu soo dhaweeyo Garowe

kala soco Puntlandi.com qaabka losoo dhaweeyo Mudharixiinta

Puntlandi.com Garowe

<