
Masuuliyiinta maanta isugu tagay Garowe ayaa ka qayb galaya Aqoon isweydaarsi hordhac u sh kulan la filayo in Doorashada looga hadlo.
Mac’hadka Heritage ayaa soo abaabulay Aqoon isweydaarsigaan oo la filayo inuu furmo beri
Ajandahuna waa
- Amaanka
- Doorashada
- Dastuurka
- iyo Federaalisamka hurumarintiisa
Aqoon isweydaarsiga waxaa ka qayb galaya Labada Gudoomiye ee Baarlamaanka iyo Aqalka Sare, Madaxweyne Dei iyo Maduuliyiin kale.
Puntlandi.com Garowe