Koonfur Galbeed iyo Puntland oo 1-1 ku dhameystay

Ciyaartii Galabta dhexmartay Puntland iyo Koonfur Galbeed waxay ku dhamaatay 1-1 waxayna labada kooxda usoo gudbeen Seni finalekamp waxayna kukala aadeen Sidaan

Puntland vs Galmudug

Banaadir vs Koonfur Galbeed

<