Garowe waxaa ka bilowdey Qabanqaabada Shir Deg dega oo Musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweynayaasha MG kasoo qayb galayaan

Shalay ayaa Warbaahinta sPuntland.com ay shaaciyeen in Garowe ay isugu imaanayaan Saamilayda Siyaasada Soomaaliya, Caawa Waxaan xogta ku heynaa in qabanqaabada kulankaas ay durba ka bilaabantay Garowe.

Xasan Sheikh, Labada Shariif, Cabdiraxmaa Cabdishakuur, Mustafa Dhuxulow, Labada Gudoomiye ee Baarlamaanka iyo Aqalka Sare, Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Musharixiinta kale ayaa Shirka isugu imaanaya, Raysal wasaaraha ayaa la hadal hayaa inuu kasoo qayb galo.

Madaxweyne Farmaajo waa diidan yahay Imaatinka Harowe balse Beesha Caalamka ayaa ku caadineyda inuu ka qayb galo kulanka.

Martida u horaysa waxaa la filayaa iney beri galab soo gaaraan Garowe.

Kala soco Puntlandi.com Shirka iyo xogihiisa hoose

Puntlandi.com Garowe

<