Daawo heesta Xulka kubada Cagta Puntland, Koonfur Galbeed iyo Puntland oo Ciyaaraya maanta, kala soco Puntlandi.com

Maanta duhurkii 1 duhurnimo waxaa Wada Ciyaaraya Puntland iyo Koonfur Galbeed, Ciyaartu waxay ka dhacaysaa Muqdisho waxayna qayb ka tahay horyaalka kooxaha Maamul Goboleedyada .

Puntlandi.con kala soco Ciyaarta

Waatan heestii Koobka keena iyo kooxda Mahiraan Band

<