Daawo Gudoomiyaha Wabanqaabiyayaasha Dibadbaxyada Muqdisho “Madaxweyne yeeli meyno inaad Qaraabadaada bistoolado usoo dhiibto”

Gudoomiyaha Qabanqaabiyayaasha Banaanbaxyada ka bilowdey Muqdisho Bashiir Macalin Cali oo Saxaafada la hadley ayaa eed dusha uga tuuray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Gudoomiyuhu wuxuu Yiri “ Madaxweyne Yeeli meyno inaad Wiilashii Banaadir, Hirshabelle iyo Galmudug aad Gedo geyso, Kaaraan-na aad kusoo weerarto Qaraabadaada”.

Hoos ka Daawo


trim.0979A4BF-239B-422C-9144-9FF3DEA203EB
<