DAAWO : – Odayaal Dhaqan iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Konfur Galbeed oo Hayada NISA ka hor istaagtay shir ay ku qaban lahayeen Hotel Saxafi

Odoyaal dhaqan iyo Siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Koonfur-Galbeed Soomaaliya oo sheegay in laga hor istaagay shir ay ku qaban lahaayeen Hotel Saxafi ee Muqdisho.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<