Daawo Breaking News : – Gudoomiyaha Aqalka sare oo Eedo xoog leh u jeediyey Madaxweyne Farmaajo

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeyey Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu qaadayo talaabooyin halis ku ah jiritaanka hayadaha dawliga ah ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo galabta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warmay xadgud-yada Dastuuriga ah ee baal marsansan Dastuurka iyo shuruucda Dalka ee Madaxweyne Farmaajo ku curyaaminaayo hawlihii shaqo ee labada Aqal ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed.

Halkan ka fiirso shirka jaraa’id ee Gudoomiyaha Aqalka Sare :

<