Daawo : – Banaanbaxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo iyo hanaanka dawladiisu u wajaheyso doorashooyinka 2021 ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa isgoysayda Sayidka iyo Dabka ee magaalada Muqdisho.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<