Daawo : – Jeneraal Nuuraani oo Beesha Madaxweyne Farmaajo uga waramay xaalada hoose ee Muqdishu.

Jeneraal Nuuraani oo ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Farmaajo, kana tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtootada Villa Somalia ayaa Waxgaradka iyo Shacbiga beeshiisa ugu baaqay in ay si deg deg ah isaga baxaan magaalada Muqdisho hawlo amaan xumo oo jirta awgeed.

Halkan ka dhageyso digniinta Jeneraal Nuuraani uu la wadaagay beeshiisa :

<