Gudoomiyaha Baarlamaanka Pl oo ku dhawaaqay Xildhibaanada Xasaanada laga qaadey

Baarlamaanka Puntland ayaa u codeeyay Xildhibaano lagala noqdey Xasaanadii Xiædhibaanimada, kuwasoo lagusoo eedeeyay inay jabiyey Xeerka Xildhibaanimada.u

Xildhibaanadaan laga codeeyay ayaa maalmo ka hor eedeynayay Gudoomiyaha iyo qaar kamida Xildhibaanada laakiin waxaa iyaga ka codeeyay tiro Aqlabiyad ah.

Cabdirashiid Yusuf Jabril, Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay Natiijada codaynta

Xildhibaanada Xasaanada laga qaadey waxay kala yihiin..

  • Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed,.
  • xxildhibaan Saleebaan Faarax Ciise,
  • Xildhibaan Cabdiqani Abshir Jaamac ( Surato),.
  • Xildhibaan abdiraxmaan Maxamed Maxamud Dhoore),
  • Xildhibaan . Muuse Siciid Xassan,
  • Xil. Maxamuud Maxamed Barre,
  • . Xil. Cabdicasiis Siciid Maxamuud
  • Xil. Maxamuud Axmed Caalin
<