Madaxweyne Deni wuxuu socod kukala bixinaya maanta Xafiisyada Dowlada

Madaxweynaha Dowlada Puntland wuxuu booqdey maanta Wasaaradaha Dowlada qaarkood isagoo kulan la qaatay Shaqaalaha Dowlada.

Madaxweyne Deni wuxuu dhaqaalaha amray in si hufan loogu adeegi Bulshada iyadoo lagarowsan yahay in Qalabka iyo Dhismayaasha Dowladu ay yihiin Hantida Shacabka sidaas awgeed aan lagu tagto falin, lana ilaaliyo.æ , Isagoo bogaadiyay Shaqaalaha Dowlada Adeega ay u hayaan Buldhada.

Madaxweyne Deni ayaa marwalba euxuu Dalkaan ugu tagaa Shaqaalaha Dowliga ah, Wuxuu kaloo Madaxweynuhu si saas kamida uu booqdaa Goobaha shaqada iyo Ganacsiga ee Rayidka.

Sawirada hoos ka daawo

<