Sawiro Madaxweyne Xigeenka Puntland oo Daahfuray Buuga Caafimaadka Puntland

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Dash furay Buug ay iska kaashadaan Wasaarada Qorsheynta Puntland iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland Buugaasoo loogu yeeray Sahanka Caafimaadka kasoo lagusoo koobay Xaalada Caafimaad, sida Cudurada ka jira Puntland iyo Talaalka loo hayo, Xaslada Dadka Reer Guuraaga ah, iyo macluumaad kale oo ku saabsan Habka Caafimaad ee Puntland iyo Adeegyadooda.

Xog ururintaan lagusoo koobay Buugaan ayaa socotay Mudo labo sano ah, wuxuuna qayb ka noqonsyaa Sare u qaadida Adeegyada Casfimaafka iyo ladagaalanka Cudurada.

Hoos ka daawo Sawirada

<