Sadex Nin oo Toogasho ku xukunaa ayaa Tiirka lageeyay Saaka

Sadex Nin oo horay Maxkamad ugu xukuntay Dil toogasho ah ayaa saaka la toogtay kuwasoo ka tirsanaa Al-shabaab.

Maxamed Ilkacase oo kamida raga la toogtay wuxuu qortay inuu dilal badan ka geystay Muqdisho, Labada kale ee lala toogtayna ay ahaayeen kalkaaliyaadhiisa, iyagu xitaa waxay Muqdisho ku dileen Dad rayid ah.

Sadexdaan Nin ee la toogtay waxay ka tirsanaayeen Shabakad Al-Shabaab ah oo u xilsaaran Dilalka Qorsheysan.

Puntlandi.com Muqdisho

<