Sawiro.. Beesha Caalamka oo Garowe isugu tagay saaka

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi balaaran oo ka socda Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD iyo Midowga Afrika.

Kulanka oo iminka socda ayaa diirada lagu saarayaa Arimaha Doorashada Soomaaliya, Sida muuqatana Beesha Caalamku waxay hada Ciyaarayaan doorkooda kaga aadan in ay Dalka ka dhacdo Doorasho xalaal ah oo Saamilaydu ay ku wada kalsoon yihiin.

Hoos kasii daawo Sawiro hordhac ah

<