Daawo Sawirada Aas Qaran oo lagu sagootiyey Alla ha u naxariistee Halyeey Khaliif Ciise Mudan

Illaahay Naxariistii Jano haka Waraabiyee Khaliif Ciise Mudan Waxaa maanta lagu Aasay Magaalada Garowe halkaasoo Aas Qaran oo aad loogasoo qayb galay loo sameeyey.

Halyey Khaliif Ciise Mudan wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed,.

Marxuumka Aaskiisa waxaa kasoo qaybgalay Masuuliyiin ay hogaaminayeen Madaxweyne Deni iyo Kuxigeenkiisa Karaash.

Illaahay naxariistii jmhaka waraabiyo, Aamiiiiin Aaaaamiin Aaaaamiiin Aaamiiiin Aaaaaaaamiiiiiiin Aaaaaaamiiin

<