Shirkii Musharixiinta oo go’aamo Adag kasoo baxeen

Lixdii maalmeed ee lasoo dhaafay ayay Musharixiintu ku shirayeen Magaalada Miqdisho, waxayna aakhirkii ay soo saareen Go’aamo u badan Arimaha Doorashada.

Qodobada ay soo saareen oo ay soo jeediyeen waxaa kamid ah in lakala diro dhamaan Gudiyada Doorashada Herr Federaal iyo Heer Goboleedba.

Waxay kaloo soo jeediyeen in si deg deg ah Gobolka Gedo looga soo saaro Ciidamada jooga isla markaasna laga soo saaro Maamulka uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Gobolkaas.

waakuwaan Qodobadii

<