Madaxweyne Deni oo Dalka kusoo laabtay kadib safar dheer

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu soo afmeeray Safarkiisii Adis Ababa, Dubai iyo Nairobi, wuxuuna Dalka kusoo laabtay xili Xiisad Siyaasadeed ay ka jirto Muqdisho.

Soo laabashadiisa uu Garowe yimid waxay ahayd mid la sugayay maalmahaan inkastoo uu Xaalada Siyaasada khadka telefoonka kula xiriirayay hadana waxaa laga sugayaa inuu qaybtiisa ka qaato Xaalada murugsan ee ka dhalatay Gudiyada Doorashada ee Dowlada Federaalku ay Magacawday.

Puntlandi.com Muqdisho

<