Ergeyga Gaarka ah ee Matalaya Musharixiinta oo bilaabay Safar uu ku marayo MG

Madaxweynihii hore ahna Gudoomiyaha Musharaxiinta Madaxweynaha Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo halkasoo uu kula kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.

Ujeedka Safarka Shariif ayaa salka ku haya sidii Madaxda Maal Goboleedyadu ay Daacad uga noqon lahaayeen Doorashada. Iyo sidii looga dhaadhicin lahaa iney badalaan Gudiyada Doorashada Xubnaha U shaqeeya Dowlad Giboleedyada,
Shariif Sheikh Axmed ayaa lagu wadaa inuu gaari Qaar ka mida Caasimadaha Maamul Goboleedyada

<