Miisaaniyada Dowlada Puntland 2021 oo cagacagaynaysa 341 Milyan

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ansixiyey Dharci Miisaaniyeefka Dowlada Puntland ee Sanadka soo socda tasoo gaaraysa 321 Milyan oo Dollar(Sadex Boqol iyo Afartan iyo Kow Milyan.

Miisaaniyadaan waxay ka dhigan tahay bishii 28 Milyan iyo 416 kun oo Dollar, Waana Miisaaniyadii ugu badneyd ee abid Puntland soo marta.

Wasaada Maaliyada Puntland oo soo gudbisay Miisaaniyada waxay sheegeen in Dhaqaale dheeraada loo qoondeeyay Amaanka, Waxbarashada iyo Caafimaadka.

Mudaharaadka Dhaqaalaha Rayidka ah ayaa isna xoogaa kor u kacay, halka Cudurka Karoonuhu uu hoos u dhigay dhaqaalihii soo gali joray Dalka.

Baarlamaanka ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyey Miisaaniyada.

Puntlandi.com Garowe

<