Ciyaaryahankii Reer Argentina Maradona oo geeriyooday

Sida ay baahiyeen Saxaafada Argentina waxaa maanta geeriyooday Diego Armando Maradona oo ahaa Ciyaaryahankii Caanka ahaa ee Kubada Cagta.

Maradona oo 60 jir ku geeriyooday lama shaacin waxa uu sababsadey, wuxuu caanka ahaa kooxda Napoli ee Dalka Talyaaniga, aad ayaana ilaa hada looga dambeeya Napoli Ciyaaryahankaan.

Puntlandi.com

<