Geeri” Generaal Khaliif Ciise Mudan oo geeriyooday”

Illaahay janadii haka waraabiyee waxaa Dalka Turkiga ku geeriyooday Janaraal Khaliif Ciise Mudan oo kamid ahaa Siyaasiyiinta ugu miisaanka Waynaa Puntland.

Geerida Khaliif Ciise Mudan waxay tababaray Shacabka Puntland, wuxuu ahaa Ganacsade iyo Siyaasi u Adeega Shacabka Puntland.

Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii iyo Xaaskii Marxuumka, Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Puntland.

Marxuumku wuxuu maalmahaan Dalka Turkiga joogay Baaris Caafimaad inkastoo Xaaladiisa Caafimaad ay kasoo daraysay maalmihii u dambeeyay.

Illaahay Janadii haka waraabiyo Dambigiidana ha dhaafo.

Aaamiiin Aaaaaamiiin

<