Dhageyso : – Cabdi Farax Juxa oo ka waramaaya Taariikh nololeedkii General Khaliif Ciise Mudan

Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Dawlada Fedearaalka Somaaliyeed Halgame Cabdi Farax Juxa ayaa warbaahinta uga waramay maanta Taariikh nololeedkii Allaah ha u naxariistee Generaal Khaliif Ciise Mudan oo maanta ku geeriyooday Dalka Turkey.

Halkan ka dhageyso Juxa iyo Taariikh nololeedka marxuumka :

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<