Shirkii Musharixiinta Madaxweynsha oo maalin 4aad lagu daray

Shirkii Muqdisho uga socdey Maduuliyiinta u tartamaya loolanka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii Sadexaad galay, inkastoo qorshuhu ahaa in maanta lasoo gabagabeeyo hadana ma dhicin oo beri oo Talaado ah ayaa laguwadaa inuu soo idlaado.

Sababta dib u dhigtay ayaa lagu sheegey iyadoo maanta Shirka lagu Casumay Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Wadatashi dheeraada ah oo Galabta lala Yeelanayo Madaxda Dowlad Goboleedyada, Khaasatan Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo khadka teleefoonka lagu siin doono wixii warbixin ah iyaguna dhankooda ayay wax ku biirin doonaan Shirka.

Beri oo Talaado ah ayaa waxaa lasoo saarayaa Warmurtiyeed dheer oo qodobeysan.

<