Daawo Senator Muse Suudi : – Mahdi Guleed iyo Fahad Yasiin Reerahoodii waa naga ceshan wayeen

Senator Muuse Suudi Muse Suudi Yalaxow ayaa maanta sheegay in Raisal Wasaare ku-xigeenka Dalka Mahdi Guuleed Beesha uu ka dhashay ee Re er waqooyi ka celin waayeen, haddii ay Amxaaro leedahayna waa naga celi weysay, sidoo kale ayuu sheegay in Taliyaha Hayada Nabadsugida Fahad Yaasiin ay iyana Beeshii uu ka dhashay ee Reer Ow Xasan ay ka celin waayeen Shacbiga Muqdisho ee dhibka ku hayaan , waxa dalkan ku ciyaaraya ee Farmaajo adeegsanayaana waa iyagaa la leeyahay.

Halkan ka Daawo Hadalka Senator Muse Suudi :

<