
Waxaa Tacsi loo dirayaa Ehelada iyo Asxaabta Marxuum Cabdullaahi Salaad Samatar oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa .
Waxaa loo tacsiyeynayaa dhamaan Qoyska Reer Salaad Samatar , Waxaan Illaahay uga baryaynaa Marxuumka Jano waarta iyo Dambi dhaaf.
Aaaamiiin Aaaamiiin Aamiiin