Gaalkacyo oo lagu qabtay koox Al-Shabaab ay oo isku xiraa

Magaalada Gaalkacyo Ciidamada Amaanka ayaa fuliyay howlgal ay in mudo ah daba sacdeen Koox isku xiran nayd oo ka tirsan Al-Shabaab.

Al-Shabaabkaan la qabqabtay ayaa ahaa kooxo qaabilsanaa falalka Argagixiso ee laga geydto Gaalkacyo, waxayna ahaayeen kooxo isku xiran oo meelo kala duwan ka degan Magaalada, Ciidamada Amaanka ayaa maalmahaan ku Raad joogay..

Qaar kamid ah Dadka la qabqabtay waxay bixiyeen Xogo ku aadan falal kala duwan oo Dilala u badan.

Ciidamadu wali wax Xog ah oo saas u wayn kama aysan bixin Howlgalka waxaase la filayaa inay maanta ka hadlaan.

Puntlandi.cim Gaalkacyo

<