Abiye Ahmed oo Eryey Wasiirkiisa Arimaha Dibada iyo Saraakiil kadib markay kasoo horjeesteen Dagaalka Tigrey

Taliyaha Ciidamada Itoobiya ayaa diiday inuu ka qayb qaato Dagaalka ay Dowlada dhexe ee Itoobiya ay ku qaadey Maamulka Tigreyga.

Waxaa isna muujiyey inuu kasoo horjeedo Dagaalkaas Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya, Shaqadii ayaana isna laga eryey.

  • Gen Berhanu Jula waxaa ahaa ku Xigeenka Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka,waxaa loo dalacsiiyey Taliyaha CXD isla markaasna hogaamin doona Duulaanka ka dhanka ah Tigreyga. ku xigeenkiisana waxaa loo magacaabay Abebaw Tadesse
  • Taliyaha Sirdoonka Waxaa loomagacaabay Temesgen Tiruneh oo Amxaaro ah.wuxuu maanta iska casilay Xilka Madaxweynaha Gobolka Amxaarada si uu u hogaansho Dagaalka lagula jiro Tigreyga
  • Demelash Gebremichael, Waxaa loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Federaalka.

Puntlandi.com Jigjiga

<