Xisbiga Wadajir oo ka horyimid Gudiyada Doorashooyinka ee Xukuumadu Magacowdey

Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party

Raysal Wasaare Rooble wuxuu magacaabay Gudiyada Doorashada , Waxaa xigay Jamcadii oo uu Raysal wasaaruhu magacaabay Gudiga Doorashada ee Xildhibaanada Soomaaliland, Magacaabida Gudigaan waxaa siweyn uga Horyimid Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Xildhibaanada kasoo jeeda Soomaaliland.

Qoraal kasoo baxay Xarunta Xisbiga Wadajir ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay walaac ku aadan Gudiyada uu Raysal wasaaruhu Magacaabay.

Qoraalka waxaa kamid ah in Gudiyadaan aysan maamuli Karin Doorasho Cadaalad ku dhacda maadaama ay yihiin Shaqsiyaad ka tirsan xulufada Villa Soomasliya.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Xisbiga Wadajir ee uu Hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<