Hogaamiyayaasha Caalamka oo saf ugu jira u hambalyaynta Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka iyo Mdx.Farmaajo oo Safkaas ka maqan, Sababta

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden waxaa usoo hambalyeeyey qaar kamid ah Hogaamiyayaasha Caalamka halka qaar kale oo badana ay daf ugu jiraan.

Madaxda Afrikada Bari intooda badan Way soo direen Hambalyada Madaxweymaha Cusub ee Maraykanka.

Madaxweymaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaan ilaa hada u hambalyeyn Joe Biden sababtoo ah Madaxweyne Farmaajo Xiligii uu ku noolaa Maraykanka wuxuu taageeri jiray Xisbiga Jamhuuriyada ee Madaxweyne Trump. Dad aad ugu dhow Madaxweymaha waxay sheegeen in Madaxweyne Farmaajo uu aad u taageero Madaxweymaha laga guulaystay Donald Trump.

Puntlandi.com Nairobi

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<