Breaking News— Trump oo diidey guusha Biden

Madaxweynaha laga guulaystay ee Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyey inuu isagu wali yahay Madaxweynaha Sharciga ah , Doorashaduna aysan wali dhamaan.

Hadalkaan ayuu yiri kadib markii Saxaafada Maraykanku ay ku dhawaaqdey inuu Joe Biden guulaystay

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden ayaa lasugayaa inuu dhowaan la hadlo Shacabka Maraykanka.

Hoos ka daawo FOX daawo FOX News oo soo tabinaya Khudbada

<