Breaking News— Joe Biden oo lagu dhawaaqay inuu guulaystay

Inta badan saxaafa Maraykanku waxay go’aansadeen inay sitoosa ugu dhawaaqaan inuu guulaystay Joe Biden.

Maraykanku waxay Doorteen Madaxweyne cusub waana Joseph R Biden oo Xisbiga Dumiquraadiga ah.

Waxaa lasugayaa inuu goordhow hadlo Joe Biden.

Puntlandi.com Washington DC

<