Khilaaf soo kala dhexgalay ONLF oo sababay iscasilaad

Ururka ONLF ee Soomaali Galbeed Ayaa Waxaa Soo kala dhex galay khilaaf baahsan oo sababay in Masuuliyiin badan ay xal u arkeen inay isaga taagan Ururka.

Waxaa u dambeeyay oo iscasilay Wakiilkii Ururka ee Magaalada Adis Ababa Axmed Macalin.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku faahfaahiyay iscasilaadiisa.

Dhinaca kalena Masuuliyiinta Dowlad Deegaanka ayaa maalmahaan kulula qaybsan Dagaalka u dhexeeya Tigreyga iyo Raysal wasaare Abiy Ahmed oo Amxaaradu gadaal ka riixayso.

Laba sano ku dhowaad ka hor Ayaa Xukuumada Madaxweyne Farmaajo waxay u Aqoonsadey Urur Argagixiso iunuubyahay Ururka ONLF.

Hoos ka Alhriso Qoraalka iscasilaada ee Wakiiilka ONLF u joogay Adis ababa

<