Breaking News—Wadahadal u bilowdey Isreal iyo Soomaaliland

Ilo Dublamaasiyadeed ayaa Warbaahinta Puntlandi.com u Sheegey in Wadahadal hoose uu u bilowdey Soomaaliland iyo Isreal, Wadahadalkasoo loogu wado xaarayo Xiriir ay dhex Mari doona labada dhinac.

Wararka aan helayno waxay Sheegayaan in Maduuliyiin Soomaaliland ah iyo Masuuliyiin Isreal ah ay wadaan Wada xaajood la doonayo in Isreal iyo Soomaaliland ay Heshiisyo wada gaaraan.

Macada nooca uu yahay Heshiiska ay labada dhinac doonayaan inuu dhex Maro , Waxaase loo badinayaa inuu qaybbka yahay Isusoo dhowaashaga ay Isreal la sameysay Wadamada Carabta iyo Afrika.

Isreal Saaxiibkeeda kowaad ee Dunida Islaamka waa Dalka Turkiga oo uu ka dhexeeya Heshiis ku salaysan Amaanka labada Dal, Isreal waxay kaloo dhowaan heshiis la gashay Emaraatka iyo Sacuudiga .

Puntlandi.com Nairobi

<