Joe Biden oo Gobol muhiim ah ku guulaystay

Musharaxa Xisbiga Dimoqoraadiga ugu tartamaya Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Gobolka Michigan kaga guuleystay Madaxweyne Donald Trump, wuxuuna hada ku dhow yahay inuu la wareegto Aqalka Cad.

Inkastoo aan labada Masuul midna uusan waliaarin Tirada Rasmiga ah ee laga rabo hadana Waxay u muuqataa in Joe Biden uu qarka u saaran yahay inuu Guulaysto.

Waatannshsxdii u dambeysay, 270 Ergo Ninkii gaara wuxuu ku guulaysanayaa Doorashada, sida muuqata Joe Biden waxaa tiradaas uga dhiman 6 Ergo

<