Soomaalida Minneapolis ee ku guulaystay Doorashada

Magaalada Minneapolis oo ku caan Baxdey Goob ay kasoo baxaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Siyaasada Maraykanka ayaa Doorashada 2020 waxaa guul ka gaaray Afar Soomaali ah oo Ilhaan Cumar Hogaaminayso

1- Ilhaan waxay si xarago ah ugu guulaysatay mar kale Kursigeedii Washington ay Reer Minneapolis ku matalaysay, Arintaas kooxda Madaxweyne Trump kuma aysan Fariin.

2- Hodan Xasan waxay ku guulaysatay Golaha Deegaanka Minnesota

3- Cumar Faatix wuxuu ku guulaystay Minnesota State (Senate-ka) waana Shaqsiga ugu horeeyey oo Soomaali ah oo boos kaga guulaystay Halkaan.

4 -Maxamuud Nuur wuxuu ku guulaystay Golaha Deegaanka Minnesota

Waxaa iyana jira Soomaali kale oo ka tartamaya Gobolada kale laakiin aan wali Natiijada helin.

Puntlandi.com USA

<