Breaking News— Xiisad ka taagan Gobolka Tigreega iyo isgaarsiintii oo la jaray

Waxaa lagusoo waramayaa in Ciidamada Itoobiya lagaliyey heegan ayna kusii jeedaan dhinaca Dowlad Deegaanka Tigreey.

Waxaa la jaray dhamaan isgaarsiintii Gobolka, Teleefoonadii iyo Internetka ayaa Hawada ka maqan.

Warar waxaa jira sheegaya in Dagaalo goos goos ah ay ka socdaan qaybo ka mida Gobolka laakiin wax xaqiijin kara ma jiraan maadaama Isgaarsiintii go’antahay.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi

<